Deni oo soo magacaabay Guddiga Farsamo ee Hanaanka doorashooyinka ku matalaya

Wareegto goordhaw kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cadullaahi Deni ayaa lagu soo magacaabay Guddiga Farsamo ee maamulka Puntland ku matalaya Hanaanka Doorashooyinka dalka. Shirkii Dhuuusomareeb ugu soo dhamaaday Madaxda dowlada federaalka iyo kuwa maamulada ayaa lagu heshiiyay in lasoo magacaabo guddi farsamo oo kasoo baaraandagi doona hannaanka iyo habsami u socodka Doorashooyinka Dalka. Halkan … Continue reading Deni oo soo magacaabay Guddiga Farsamo ee Hanaanka doorashooyinka ku matalaya